6990

Shah Rukh Khan oo habeenka Jaceylka ku qaada doona dalka Oman.


2013-02-09 09:05:06


Jilaaga Bollywoodka ee Shah Rukh Khan ayaa habeenka jaceylka ee ku beegan 14-ka Feebaraayo ku qaada doona magaalada Muscat ee dalka Oman, iyadoo halkaas uu kula cawey doono taageerayaal fara badan.

 

 

 

King Khan ayaa habeenkaas la qaada doono 25000-kun oo taageera yaashiisa kamida, waxaana mudada ay wada joogayaan lagu sheegay sedax saac.

 

 

 

Waxaa ku weheliya Shahruu xafladaan atariishadaha  aan kala dhicin ee kala ah Katrina Kaif, Preity Zinta iyo Anushka Sharma.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

0
aniga - 2013-02-09 06:07:24 waja jaja heeee see waaye beeso carab ee taalaan kasoo dunso
0
muniiro - 2013-02-09 09:46:44 waji duqaan yaa rabo waa dhacay sanadkiisa vivvvvvvvva salma khan
-1
IDMAN - 2013-02-09 10:40:17 kan warkiis inaa dhaafteen moodaayibee katrian and prity zinta vavavava
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Katrina Kaif oo 12 saacadood ka badan shaqaysa maalinkii Filimka Bang Bang!
Maryan Mursal oo ka tuntay Mela Festival